Sawiro:Kismaayo Shirkii Xildhibanada Beesha Sade Mareexaan oo Qodobo laga soo saaray

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku Meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa shir ku yeeshaya Xildhibaanada Beesha sade Mareexaan ee katirsan maamulka Jubbaland kuwaas oo Maalmihii nasoo dhaafay Shir uga socday Magaalada Kismaayo.

Xildhibanada ayaa marka hore waxay ka tacsiyadeeyeen dhaamaan ciidamadii Jubbaland ee dilka ugaysteen nabad diidka kuwaas oo ka kala dhacay Jubbada hoose iyo Gobolka Gedo gaar ahaan “Cabdibiroole iyo Baabaa”” waxayna ilaahay uga baryeen in janadii ka waraabiyo dadkii ay ka baxeena Samir iyo iimmaan kasiiyo.

Xildhibanada Jubbaand ee Beesha Sade Mareexaan ayaa waxay isku raaceen inay kulan laqaataan Xubnaha fulinta beesha Sade mareexaan ee katirsan maamulka Jubbaland.

Ugu Dambayntii ayaa waxaa Xildhibanada ayaa isku raacay in shirka siisocdo ilaa laga gaarayo meesha loo socdo ama Ujeedada laga lee yahay shirarka.


kismayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.