class="post-template-default single single-post postid-45395 single-format-standard">
Gedo Times

Daawo:Xaaf oo Diiday Taladii ay soo Jeediyeen Bulshada Galmudug asagoo kadoor biday tii Gaas iyo Axmed Madoobe

xaaf

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxuu Madaxda Galmudug ugu baaqay Shir dag Daga oo lagu Xalinayo Qilaafka udhaxeeya Madaxda Galmudug kaas oo kadhici doona Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya.

Bulshada Galmudug ayaa waxay soo dhaweeyey Baaqaas ka yimid Madaxwayanaha Soomaliya Farmaajo waxayna ugu baaqeen Madaxda Galmudug intay iska daayaan danaha gaarka inay usoo jeestaan Danta guud oo qilaafka dhexdooda ah ay xaliyaan.

Hadaba Warmurtiyeed laga soo saaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu sheegay inuusan Xaaf ka qayb galayn shirka lagu xalinaayo Qillfka Madaxda Galmudug, Mdaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe iyo Madaxwaynaha Pungland Cabdiwali Gaas ayaa waxay Culayswayn saareen Xaaf si uusan u aqbalin Shirka uu ku baaqay Madaxwaynaha Soomaliya.

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.