Labo Qarax oo kadhacay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho

qarax

Magaalada Muqdisho waxaa kadhacay Labo qarax oo qiiqooda looga jiido Xaafadaha gobolka Banaadir, Qaraxyada ayaa ahaa laba Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa waxaana qarxeen kadhacay agagaarka Isgoyska Dabka ee Magalada Muqdisho.

warar dheerad ah kala socda wararkena dambe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.