Daawo:Xildhibaan Faarax Xasan Xoghaya Gudiga Xeer Hoosaadka Barlamanka Somaliya Ayaa ka hadlay Wax-badalka Xeerka hoosaadka

farax

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ku yeeshay kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 4-aad, Kulanka waxa shir guddoominaayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

144 Xildhibaan ayaa kulanka soo xaadiray waxaana xildhibaanada loo qeybiyay warbixin ku saabsaneyd dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.
Xildhibaan Farah Hassan oo ah Xoghayaha guddiga xeer hoosaadka, anshaxa, Xasaanada iyo daryeelka xildhibaanada ayaa Xildhibaanada u aqriyay warbixinta dib u eegista xeer hoosaadka golaha iyo meelaha guddiga ay dib u eegista ku sameeyeen.
Sadiq Ahmed Soona

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.