Daawo:warbixin dheeraad ah oo laga Helayo qaabkii Loodilay Ninkii Muqdisho Lagu Gubay

shaashaa

Allaha Unaxariistee Marxuun Axmed Muqtaar Salaax ayaa waxaa dil arxan daro loogu gaystay Magaalada Muqdisho gaar ahan xaafada Yaaqshiid isagoo waxuu galabsaday aysan jirin balse dilkiisa waxaa loo sababeeyey Jareer baad tahay.

Dilka loogaystay Marxuum Axmed Muqtaar Saalax ayaa waxuu noqday mid kayaabsaday shacabka Soomaliyeed meelay Joogaan kuwaas oo aad uga Xumaaday, Hadaba Wariyaha Telefishinka RTN Wariye Sarre Cabdishakuur shaashaa ayaa waxuu warbixin dhinacyo badan taabanaysa Kasoo diyaariyey Qaabkii dilka uu dhacay asagoo Booqday qoyskii uu kabaxay Allaha unaxariistee Axmed Muqtaar Salaax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.