Daawo:Daawo:Xildhibaan Dalxa Ayaa Si Adag ugu Hadlay ninkii Dhawaan Lagu Gubay Muqdisho

barlamanka

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ee Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Dacdadii lagu hubay Marxuun Axmed Muqtaar iyo Dilal kale oo dad loogu gaystay Magaalada muqdisho oo ay kamid yihiin Gabar Jamacad Gudaheed lagu dilay kuwaas oo Ciidamada Aniga ay gacanta kusoo dhigeen dad lagu tuhun san yahay inay ka dambeeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.