Daawo:Aas qaran oo loo sameeyey Suldaan Xasan Cali jibriil.

suldaan

Alle ha u naxariistee waxaa Aas qaran loogu sameeyey Magaalada Baran Suldaan Xasan Cali jibriil waxaana Aaska Suldaanka kaqayb galay Cabdiwaynaha Puntland Cabdiwali Gaasiyo wafti balaaran oo lasocday oo ka kooban golaha wasiirada Puntland iyo Waxgaradka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.