Muqdisho:Gabar Arday ah oo lagu dhexdilay Jaamacada Gudaheeda

allaha Unaxariistee Aamina Xuseen Xasan oo kamida Ardayda waxa ka barata Jaamacada Soomaliya ayaa lagu dhex toogtay Jaamacadda Gudaheeda faraceeda xaafadda Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho waxayna Baranaysay kuliyadda shareecada sida wararka Nagu soo gaarayo.

Rag bistoolado ku hubeysan ayaa Jaamacadda Gudaheeda ku dhextoogteen Aamina Xuseen kadibna waxay ka baxsadeen goobta ay dilka ka gaysteen waxaana isla markiiba soo gaaray Ciidamada Aminaga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.