Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo lashaaciyey

Dhawaan bay ahayd Markii Xarunta Barlamaanka Galmudug ee Cadaado looga dhawaaqay in Xilka Laga qaaday Madaxwaynihii hore ee Galmudug axmed Ducaale xaaf, Xildhibanada mamulka galmudug ee kusugan magalada Cadaado Ayaa maanta soosaray jadwalka doorashada madaxweynaha mamulka Galmudug.

Araajida Musharaxiinta Madaxwaynaha Galmudug waxaa laqabanayaa markay Taariiqda Tahay 21-26 Sept 2018 Saacada markay tahay 09:00Am- 3:00PM

Dooda Musharaxiinta Madaxwaynaha Galmudug oo Sida tooska uga Baxaysa Tiifiyada 27-Sept-2018

Khudbada Musharaxiinta Madaxwaynaha Galmudug 28-Sept-2018

Doorashada Madaxwaynaha Galmudug waxay dhacaysaa 30-Sept-2018
xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.