Hambalyo Tahniyad Dhalasho Wariye Mahad Xasan Diini oo wiil ugu dhashay Degmada Caabudwaaq

mahad

Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta Gedotimes Waxay Habalyo dhalasho udirayaan Wariye Mahad Xasan Diini oo Wiil ugu dhashay Maanta oo taariiqda Tahay 21-09-2018 Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Wiilkaas oo loo Bixiyey Xasan Mahad Xasan Diini Waxan leenahay Kii Dalkiisa Diintiisa Iyo Dadkiisa Anfaca Noqo Soona Barbaar Aamiin.

Leave a Reply to Abuukar Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.