Dhageyso:Ra’iisalwasare Kuxigeenka Somaliya oo u Jawaabay Maamul goboleedyada

madi

Ra’iisalwasaaraha kuxigeenka soomaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe kaas Mugdi soo kala galay kadib markii Madaxda Maamul goboleedyada oo ku shiray Magaalada Kismaayo ay shegeen in dowlada Soomaliya faragalin ku hayso maamul Goboleedyada sidaas darted aan xiririka u Jarnay.

Ra’iisalwasaaraha kuxigeenka soomaliya Mahadi ayaa sheegay dowlada inaysan faragalin ku hayn Maamul goboleedyada wixii tuhun ahna waa ka qancinaynaa, Ra’iisalwasare kuxigeenaka Soomaliya ayaa soo dhaweyey dadaalada ay wadaan Aqalka SArre ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.