Daawo:Fashil ku yimid Xubnihii Aqalka Sarre Kismaayo Loo diray Kadib Markii Gudoonkoodii Axmed Madoobe lasaftay

axmed

Waftigii ka socda Golaha Aqalka sare ee soomaliya ee dhawaan soo gaaray magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbland, Waftigaan oo ka kooban toban Xubnood oo ayaa Kismaayo u yimid in ay xal waara iyo isfaham ka dhex dhaliyaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka waxaana Waftigaan hogaaminaayey Senator Axmed Xaashi Maxamuud.

Xunahaan aqalka sarre ayaa waxaay kulan la qaateen Madaxwaynaha Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Kismaayo, kadib kulankoodii markuu usoo dhamaaday waxaa laga filaayey inay Muqdisho kusoo noqdaan oo kuwar celiyaan Gudoomiyaha Aqalka Sarre Axmed Xaashi iyo xubnaha Kala duwan ee Aqalka sare, Lakiin taas ma dhicin Gudoomiyihii xubnihi tagay Kismaayo Axmed Xaashi ayaa waxuu daba maray shaqadii loo diray ee dhex dhexaadinta ahayd iyo inuu xog ka keenan Maamulka Jubbaland dhaliilaha katirsanayan Dowlada Federalka Soomaliya.

Senator Axmed xaashi ayaa waxuu si buuxda u taageeray Hadaladii kasoo yeeray Madaxwaynaha Jubbaland ee ahaa dowlada soomaliya ay Faragalin nagu hayso taasina waxay keentay in Xubnihii kale ee Aqalka Sarre ay kor yimaadeen Hadaladii kaso Yeeray senator axmed Xaashi taas oo ka hor imaanaysa waxii loo diray iyo dhex dhexaadnimadii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.