Madaxwaynaha Galgaduud sarre oo Cambareeyey Dagaal Lagu soo qaaday Dacdeer

gacal

Madaxwayanaha maamul goboleedka Galgaduud sarre Xasan Maxamed Saciid samatar ayaa waxuu si adag u canbaareeyey dagaal saaka lagu soo qaaday Degmada Dacdeer ee ismaamulka Soomalida waxuuna Baaq udiray Madaxwaynaha Maamulka Soomalida Mstafe Axmed Cumar Cagjar inuu dagaalkaas soo afjaro.

Madaxwaynaha Galgaduud sarre ayaa Bartiis Twitterka kusoo qoray Cambaaraytaan.

samatr

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.