Dhageyso:Oromada oo Somalida Ku Nool Deeganka Balbaleyti ee dalka Itoobiya Dhibaatoyin kala kulmay

Soomaalida ku nool deegaanka Balbaleyti ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ay dhibaatooyin baaxad leh kala kulmayaan qawmiyadii kale ee ay la noolaayeen, waxayna dalbadeen in loo soo gurmado sida ugu dhaqsaha Badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.