Ciidamo Gaalkacyo katagay oo Cadaado Dagaal ku Qabsaday

Wararka aan ka helayno Magaalada Cadaado ayaa waxay sheegayaan Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa xalay isku rasaaseeyey duleedka magaalada Cadaado.

Dagaalkaas ayaa waxuu yimid ka dib markii ciidamo ka tagay Gaalkacyo oo ku sii jeeday Dhuusamareeb ay is-hortaag kala kulmeen ciidamo kale oo ku sugnaa Duleedka Magaalada Cadaado.

Dagaalkaas ayaa waxa ku dhintay sida wararka ka imaanaya Cadaadao ay sheegayaan Hal Askari waxaana ku dhaawacmay laba kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.