Sawiro:Ambassador Awliyo oo Xildhibaan cabdi Shire Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho Kusoo dhaweeyey

cabdishire

Xildhibaan Cabdi shire Jaamac “Cayaar Jecel” oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxaa Garoonka Diyaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Ambassador Maxamed Xuseen Awliyo.

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa Safar ugu Maqnaa Magaalada London ee caasumada Dalka Ingiriiska halkaas oo kulamo kala duwan la soo yeeshay Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk, Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxa uu dowlada iyo Barlamaanka Soomaliyeed lawadaagi doono Talooyinkii iyo Fikradihii ay is dhaafsadeen Bulshada Somaliyeed ee UK.

cabdishire

cabdishire
cabdishire

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.