Maamulka degmada dooloow oo ceel biyood ka hergeliyay deegaanka Saa-dhuumay ee Gobalka Gedo.

wabi

Maamulka degmada dooloow ee Gobolka Gedo ayaa waxay ceel biyood ka hergeliyay deegaanka Saa-dhuumay ee Gobalka Gede kaas oo wax kabadalay baahiyihii dhanka biyaha ee ka jiray deegaankaas, bulshada Deegaanka Saa Dhuumay ayaa waxay biyaha ka dhaan san jireen Wabiga Daawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.