Daawo:Xil Xuseen Iidow oo dhiiga ku kariyey Fiqi

fiqi

Xil Xuseen Iidow oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey xarunta Golaha shacabka ayaa waxuu sheegay “”in shalay dooda uu ka qayb qaatay xildhibaan saxiibkeey ah oo dowladii xasan shiiq Taliyaha Nabadsugida ah ayaa waxaa laweeraray Golaha shacabka, Maxakamada Sarre ee dalka iyo Madaxtooyada indha adeegiisa halkaan intuu soo istaago ayuu waxuu lee yahay Xildhibaan baa Laweeraray.

waxaa kaloo oo uu sheegay Xildhibaan Xussen Iidow Barlamankii dowladii Xasan Shiiq ay 18kii Bilood oo uhoraysay 13 Xildhibaan ladilay hadana hal xildhibaan dhintay, intaas markuu xildhibaanka sheegay ayaa Xildhibaan Fiqi Fadhiga ka kacay oo carooday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.