Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo sheegay inuu balantii Gaas iyo Axmed Madoobe uga Baxay

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in laga heshiiyay Tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay u qabtay Dowladda Federaalka, sidaa darteedna ay wada shaqeyn la yeelan doonaan Dowladda dhexe.

Madaxweyne Waare ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay inay ka mira dhaliso wada hadalada xalka loogu raadinayo Tabashooyinka ay qabaan Maamulada hoostaga Dowladda dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.