Daawo:Gudoomiyaha Barlamnka Aqalka Sare Ma yeelayno in Ajaanib na dhexdhaxaadiso

cabdi

Gudoomiyaha Barlamnka Aqalka Sare ee Soomaliya Maxamed Xaashi ayaa sheegay in ajinabi na dhex dhexaadin karin oo aysan noo ogoleen Dowladnimo sidaad darteedna loo baahan yahay inaan anaku Qilaafka nasoo kala dhex gala aan kawada xaajoono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.