Daawo:Ciidamada dowlada ee kusugan Gobolka Gedo oo bilaabay dhaq dhaqaaq Ciidan oo lagu sifaynayo shabab

ciidan

Ciidamada Xooga dalka Soomaliya ee kusugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay bilaabeen dhaq dhaqaaq ciidan oo looga sifaynayo kooxda Argagixisada goobaha ay kaga sugan yihiin Gobolka Gedo.

Taliyaha Ciidanka ururka 48 Qaybta 43aad Guutada 10 aad Cabdirixmaan Ibraahim Muxumed ayaa waxuu ka warbixiyey dhaq dhaqaaq ay ka bilaabeen deegaanada u dhaxeeya Buurdhuubo iyo Garbaaharay kuwaaas oo si dhuumaalaysi ah ku yimaada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.