Xildhibaan Caasha Koos oo Ciidankii Aamankeeda Sugaayey Aflagaado u gaystay

Xildhibaan Caasho Koos oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo Amnigeeda ay sugaan Ciidamada Aminga Soomaliya Gaar ahaan kuwa Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa waxay Aflagaado u gaysatay Ciidamada Soomaliya iyadoo sheegtay inay qariso aqoonsigeeda muujinaya Xildhibaanimada markay marayso Koontaroolada Magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Koos ayaa waxay kaloo sheegtay intay ku gudojirtay hadaladeeda Aflagaadada ah in meelaha qaar markaan mareyno ciidanka jooga waan ka qarinaa aqoonsiyadeena in aan tusno sababtoo ah iyaga ayaan ka cabsoonaa waxaan ku marnaa wadooyinka Magaalada in aan nahay Hooyooyin Somaliyeed.

Hadaladaan kasoo baxay Xildhibaan Caasha Koos ayaa waxay u egyihiin kuwa ay ugu adeegayso kooxda Argagixisada Shabab’ Ciidamada Aminga Magaalada Muqdisho waxay habeen iyo Maalin u taagin yihiin inay ilaliyaan Amaanka Shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.