Dhageyso:Gudoomiye kuxigeenka Barlamanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo Xilkii Laga Qaaday

xared

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Maamulk goboleedka Galmudug oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayay waxay sheegeen inay Kalsoonidii Kala Laabteen Xareed Cali Xareed Gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Barlamaanka Galmudug.

Xildhibanada Galmudug oo Cod Gacan taaga Ugu Codeeyeen Mooshinka Kadhankaa Xareed Cali Xareed ayaa Gaba Gabadii Kulankaas ayaa waxaa Ku dhawaaqay Natiijada Mooshinka Xildhibaanada ay Kasoo Gudbiyeen Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamanka Galmudug Kulan ay Magalada Cadaado Kuyeesheen Cali Gacal Casir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.