Daawo:Xildhibaan Jeesow oo urunta usheegay xildhibaanada Danlayda ah

jeesow

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxuu sheegay amaanka inay uxil saran yihiin gudi Xildhibaano ah kuwaas oo looga baahnaa in laga dhagaysto warbixintii gudiga soo diyaariyeen, lakiin ma ahayn in xildhibaano aan runta ka sheegay xaqiiqda jirta ay jahwareeriyaan Golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.