Daawo:Taliyaha Ciidanka Bada soomaliya oo dhagax Dhigay dugsiga Tobabarka Ciidanka Cada Somaliya

coljoog

Taliyaha Ciidanka Bada soomaliya Admiraal Xasan Nuur Colujoog oo waheliyaal Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka soomaliya ayaa dhagax Dhigay dugsiga Tobabarka Ciidanka Bada Soomsaliya, Admiraal Xasan Nuur Taliyaha Ciidanka Bada ayaa salaam sharaf ka qaatay Ciidamada bada iyo ilaalada Xeebaha Soomaliya waxuuna uga mahadceliyey Ciidamada Bada shaqada adag ee u hayaan dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.