Daawo:Shiiq shaakir oo Bari xilka laga Xayuubinayo iyo Xildhibano xilka ka qaaday Maxamed Xaashi

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socota xilal laga qaadayo madaxda Galmudug kuwaas oo ka kala dhacay Magaalooyinka Cadaado iyo Dhusamareeb waxaan Xilka laga qaaday Madaxda ugu sareeysa Galmudug ee kala ah Madaxwayne Xaaf, Madaxwayne Kuxigeen Maxamed xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal iyo kuxigeenkiisa Xareed, Barina waxaa lafilayaa in Xilka Laga qaado Madaxa Galmudug Shiiq shaaqir.

Bulshada Galmudug ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Soomaliya iyo waxgaradka Galmudug inay wax ka qabtaan Qalalaasaha siyaasadeed ee soo kala dhex galay Madaxda Ugu sareysa ee Galmudug, waxaana la ogayn halka uu kudhaaman doono qalalahas ka jira Galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.