Daawo:Gudoomiye Mursal Xildhibaan waa laga wanaagsan yahay in la Bogaadiyo Dhaqanka Foosha xun ee Alshabab

mursal

Guddoomiye Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa xasuusiyey Xildhibaanada golaha Shacabka in ay tahay wax laga wanaagsan yahay oo an wanaagsanayd dareenka Muwadinka in la Bogaadiyo Dhaqanka Foosha xun ee Alshabab

Shacabka Soomaaliyeed Dhammaan waxa ay dhibanayaal u yihiin Cadowga Argagaxida Alshabab , bal qiyaas Qofka hoyadii , aabihiisa iyo Walalkiis Dileen Alshabaab oo dhageyta mas’uuliyiin Matalaya kaa oo Amaanaya Garsoorka Al shabab ee ku dhisan Cadow tooyadda iyo gumaadka Shacabka Soomaaliyeed.

warbixintii wariye Nasro Bashiir Cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.