Kulan Looga Tashanayo Kor Uqaadida Adeegyada Cadaaladeed ee Somaliland oo Hargaysa ka dhacay

Magaalada Hargaysa ee Caasumada Soomaliland waxaa lagu qabtay Kulan Balaaran Oo Lagaga Tashanayo Kor Uqaadida Adeegyada Cadaaladeed Soomaliland kaas oo ay kaqayg galeen Bulshada qaybaheeda kala duwana iyo Mdaxda ugu saraysa ee Maxkamadaha Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.