Daawo:Xildhibaano Runta Ka sheegay shaqada ay qaybteen Ciidamada Aminga

warfaa

Xildhibanada Barlamaanka soomaliya ayaa Dood kulul ka yeeshay amaanka dalka Soomaliya, Xildhibaano uu kamid yahay Xildhibaan Saadiq Warfaa ayaa si waxay sheegen in Amniga dalku uu yahay masuuliyad wadareed wada saaran guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed Shacab iyo Masuuliyiin.

Ciidamada geesiyaasha ah ee naftooda u huraya sugidda amniga iyo ilaalinta sharafta bulshada Soomaaliyeed, waxay mudan yihiin taageero iyo dhiirri gelin ay ka helaan Xildhibaanada iyo Guud ahaan Madaxda Dalka, balse ma mudna in lagu kalsoonaan waayo:.
Xigasho wariye Nasro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.