Xarig-jiidka Siyaasadeed Ee Galmudug Xagee Ku Furan Doonaa?

carabay

Galmudug Waa Mamaulka Ugu Baarlamaanka Badan Maamulada Dalka Markii La Isku Daro Laba Maamul Oo Federaalka Kamid Ah Baarlamanadooda Ayey Baac Siidheeriyihiin Shiddane Haba Sheegin.
Lakiin Masuuliyiinta Maamulka Umawada Xumo Sida Qaar Kamid Ah Aysan Dal Iyo Deegaan Midna Danqasho Uga Laheyn,
Maxamed Xaashi Carabeey Kusimaha Madaxweynaha Ahne Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Ayaana Hormuud U Ah Dadka Maslaxadda Galmudug Makaan Kasta Udhigaya,
Wuxuu Ka Tanaasulay Xilkiisii Dastuuriga Ahaa Isagoo Aqbalay In Laba Nin Oo Isku Raas-Hoose Ah Uu Midne Kasaramaro Midna Ka Hoos Maro Sida Uu Kudooday Maalin Uu Kaqeybgalayay Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka Ee VOA Kabaxa.
Ninkii Sidaas Ahaa Ayey Xildhibaano Dhawaan Baarlamaanka Galmudug Lagu Daray Waline Aan Ladhaarin, Kaabadarane Aan Ku Sugneyn Xaruntii Baarlamaanka Galmudug Ay Sheegeen In Ay Doonayaan In Ay Kuridaaan Mooshin Mowjadiisu Tahay Oo Kaliya Aynu Ahaanno Jugjug Meeshaada Joog”
Sharciyad Ma Uleeyihiin Baarlamaan Iyaguba Kuyimid Xaalmastuur Iyo Dib Uheshiisiin In Ay Madaxweyne Kuxigeenku Ridaan
Tiiyoo Ay Dheertahay In Aan Iyaguba Wali Ladhaarin Waa Weydiinta Hortaal Sharciyaqaanada Oo U Baahan In Bulshada Loo Iftiimiyo.
Hubaal In Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Uu Yahay Halyeey Ay U Baahanyihiin Reer Galmudug,
Si Maslaxad Ujoogiisu Ay Ugu Yaraan Kula Tartamaan Maamulada Dalka Intaan Hubane Reer Muduggu Waa Dad Ficil Badan Oo Had Iyo Jeer Utaagan Midnimada Dalka Waana Rajeynayaa In Nuxnuxda Dhuusmareeb Taalla Meel Ay Kushiiqdey Lagaran Waayi Doono Xilliyada Inasoo Aaddan.
Rubaan Ali Farah

1 Comment

  1. afkaagu waa qoyanyahay in aad u hadasho waaxaaku siyey jaaniska aad kaheshay kooxda cadaado jooga lkn gedo tomes iidacad dhexdhexaada maha eee waa idaacad qabiil iyo qeybkamida idacadaha badana qabiiliga kubuun buuniya beenta finixaar farmajo, ee lagusiiyo gunada umadakle looga eexday. iyo canshuur xaaraantaa he masaakinta Xamarku ganacsada laga qaato in uuu finixaar gade iyo garbahaarey ku maalgaliyo kubiilo kuwaan xaq ulaheeyn waa uun jug jug meeshaadi joog iyo (segregation) hor leh oo dib u soo laabtey balse hamoogan in muwaadiniintu hore heeyadii cunii ina siyaa afqurun kaligii taliskii kala gooyihii qabiilku gamurey. ee ahaa adeerkiis farmaajo. ay iska dul qaadeen ayagoo intanka tabaryar, wadakan waxaa lagu xukumikaraa majority rule minoty rights. galmudna adigiyo carabey minorty baad katihin sidaad ogtahaba.sikasba aha ahaate tastuurku maha mid adigu halkaad dooneyso uun ku fiikcan ee aan muwaadininta kale u fiicneyn.khaskuna reer galmudug waaka kakoreeya waxana wada waa farmajo iyo kheyre ee hamoogan hadan hore u ogeyn. caliga mali in shirkii kismayo maamul gobaleedyada dhanbaa xiriirka jare maxaa galmudug ku qaas aha mase beela yaryare dadka ku hoos noolbaa waxbadalikara. waa
    muran iyo muruq qasarey. ragii galmudugdhistay waanoolyihin mawada dhimandoonan halmaalin sikastood u nacebtahay. caramintiyoo.

Leave a Reply to naseema Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.