Muuqaal:Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray xarunta maamulka gobalka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo manta kormeer shaqo ku tagey xaruunta Dowladda Hoose ee Xamar ayaa kulan looga hadlayey horumarinta Caasimadda la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.