Maamulka Doolow ayaa kulan la qaatey qaar ka mid ah Saraakiisha Qaramada midoobey

dolow

Maamulka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa kulan la qaatey qaar ka mid ah Saraakiisha Qaramada midoobey waxayna kawada hadleen sidii cawimo loola soo gaari laha dadka baralcayaasha aha ee kusgan Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.