Daawo:Waxgaradka Beelaha Soomaliyeed oo ka horyimid hadaladii Maamul goboleedyada

maamul

Waxgaradka Beelaha Soomaliyeed oo shir ku yueeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid hadaladii kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyada ee ahaa in Muqdisho lagu shiri Karin amaana ahayn iyo in Beesha Caalamka soo kala dhex gasho qilaafka Dowlada iyo Madaxda Maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.