Daawo:Wasiirada Haweenka jubaland Qamar oo lagu eedeyey Boobka Xarunta Agoonta Kismaayo

qamar

Qaar Ka Mid Ah Haweenka Shanta Xaafadood Ee Magaalada Kismaayo Ayaa Eedeymo Culus Oo Isugu Jira Musuq-maasuq Iyo Ku Tagri-Fal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland Qamar Deeq Qaliif Oo Mudooyinkii Ugu Dambeysey Ay Si Weyn Ooga Cabanayeen Haweenka Reer Jubaland Oo Qaar Ka Mid Cay Iyo Aflagaado Ay Ugu Gudbisey Baraha Bulshada Halka Kuwo Kalena Ay Shaqooyinkoodii Iyo Hantidoodii La Wareegtey Oo Ay Ka Mid Tahay Hooyadaan Soomaaliyeed Aamino Shukri Ibraahim.

Aamino Shukri Ibraahim oo masuul ka ahayd Xarun agoonta Kismaayo lagu xanaaneeyo ayaa waxay Wasiirka Haweenka Jubbaland qamar Qaliif ku eedeysey inay qaadatay Hantidii iyo qalabkii Yaalay xarunta agoonta Kismaayo.

Aamino Shkri ayaa waxay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ka kacodstay inuu Wasiirka Haweenka Jubbaland Qamar qaliif uu kasoo celiyo Hantidii ay boobtay iyo in xaruntii dib loo furo si ilmihii ay usii wataan waxbarshadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.