Daawo:Garbaaharay Abwaan Aadan Shimbirolays oo Booqday iskuulka Al-Anwar

shim

Abwaan Aadan Shimbirolays oo Mudooyinkii dambe ku sugnaa Magaalada Garbahaaray ayaa waxuu Booqday iskuulka Al-Anwar ee Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo , waxaana si diiran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo ardayda iskuulka An-Anwar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.