Daawo:Booliiska Somaliland oo waxba kama jiraan ku sheegay dhaliil loo soo jeediyey

Wargeyska Foore ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa baahiyey warbixin lagu dhaliilayo booliska Somaliland, warbixintan oo ay soo saartay daladad lagu magacaabo ( Sonsof) ee ay ku ( midoobeen) ururada bulshada rayidka Somaliland .
Madaxad sarsare ee booliska oo shir-jaraa’id ku qabtay talska guud ee Hargeya ayaa waxba kama jiraan ku sheegeay dhaliilahaa , sidoo kale waxa ay sheegeen in ay dacweyndoonaan wargeyska Foore .
Xigasho Coldoon

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.