Top News:Narirobi Shariif Xasan oo Jirdil ugaysteen Kenya Special Forces

shariif

Wararka Ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiiq Aaadan ee dhawaan Xirirka ujaray Dowlada Soomaliya ayaa waxaa hoyga uu kadaganaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku wareeray Ciidamada Si gaarka loo Toobabaray ee ladagaalama Argagixisada.

Madaxwaynaha Shariif ayaa waxuu isku daayey inuu iska Caabiyo Ciidamada Kenya lakiin waa usuurto gali wayday waana loo awood sheegtay, Ciidamadaan Kenya ee sida gaarka loo Tobabaray ayaa waxay Qolkii Madaxwayne shariif Xasan Kaqaateen Lacag iyo Documiintiyo jir dilna waa u gaysteen.

Madaxwayne Shariif Xasan ayaa dhawaan waxuu isaga iyo Madaxda Maamul goboleedyada ay Xirirka ujareen dowlada Soomaliya Taas oo uu Maanta ka shalaynayo mana haysta Dowlada uu u qaylo dhaansado.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.