Dhageyso:Dood Kulul waxba lays kula harin oo dhexmartay Madaxda Galmudug

Maamulka Galmudug oo Qilaaf horay uga daalay ayaa hada waxaa soo wajahay Qilaaf kale kadib markii Xildhibaanada Shiiq shaakir ay Magaalada Dhusaamareeb Xilka uga qaadeen Gudoomiyihii Barlamaanka Galmudug Cali gacal Casayr taas oo gudoomiye Cali Cagal ku sheegay waxaan waxba kajirin isagoo sheegay inays Xildhibaano ahayn dadkii Dhuusamreeb ku shiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.