Daawo:Muqdisho Dad Baahiyo Gaara qaba oo 6000 Dollar la gaarsiiyey

lacag

Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya waxaa lacag la gaarsiiyey dad baahiyo Gaara qaba, dadkaan ayaa waxaa horay u baahiyey Telefeshinka Soomali Cable waxaana maanta lacag dhan 6000 oo dollor loo qaybiyey 6 Qof oo aad ugu dhibaataysanaa Magaalada Muqdisho lacagtaan ayaa waxaay katimid walal Soomaliyeed oo ku sugan Magaalada London ee dalka Uk.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.