Akhriso:Dowlad Goboleedyada oo Codsaday in Gabre iyo beesha Caalamka lasoo Cesho

gabre

Madaxada Maamul goboleedyada ee waqtigooda sii dhacayo ayaa qoraal ay soo saareen oo uga Hadlayeen shirka Golaha Amniga Qaranka oo uu kubaaqay Madaxwaynaha Soomaliya ee dhawaan ka dhacaya Magaalada Muqdisho ayaa waxay Codsadeen in Gabre iyo Beesha caalamka Lasoo Cesho.

waxay Kaloo sheegeen inaysan Madaxtooyada aysan aamiin ahayn loona baahan yahay in lasheego Goobta shirka ka dhacayo iyo cida amaanka qaadaysa, hadaladaan kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyada ayaa waxay u egyihiin niamn albaabkasta laga soo xiray oo nafla caari ah.
mamaul

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.