Top News:Jubbaland oo war kasoo saaratay waraaq baraha Bulshada Lagu Faafiyey

darwiish

Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo warqad Qoraala oo ay soo gaarsiiiyeen Warbaahinta Gedotimes ayaa waxay ku beeneeyen warqad Baraha Bulshada Lagu faafiyey taas oo ay ku qornayd Qaabka Qabiilada ay u kala daganyihiin deeganada Jubaland.

Warqad u ku saxiixan yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Jubaland Darwiish ayaa waxay Bulshada uga digtay Warqadahaasi been abuurka ah, waxuuna Wasiir darwiish qoraalkiisa ku sheegay in Warqadaas lagu Marin habaabinayo dadka Walaalaha ah ee reer Jubbaland.

Dhawaan Bay ahayd Markii Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxda ugu sareeysa ee Jubbland uu ka dhacay inta badan Degmooyinka jubbaland.

jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.