Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tagay airportka Aadan Cadde

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay airportka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, Waxuuna Ra’iisalwasaaraha Khayre u kuur galay habsami usocodka garoonka diyaaradaha.

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa waxuu gacan qaaday dadkii ka dhoofayey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxuuna warbixino ka dhageystay shaqaalaha garoonka oo ugu horeeyo Maareeyaha Garoonka Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.