Gudoomiyaha barlamaanka oo la kulmay Musharaxiintii Badali lahaa Shariif Xasan

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan ayaa xalay Magalada Muqdisho kula kulmay musharixiinta Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo kamid yahay Muqtaar Roobow kuwaas oo badalaya Madaxwayne Shariif Xasan.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sida ugu macquulsan ee xilka looga qaadi lahaa Madxawayne Shariif Xasan iyadoo larabo in lagu badalo Musharaxa ka shaqeeya danta shacabka Koonfurgalbeed xirir fiicana la leh dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.