Dhageyso:Cali Gacal xil laygama qaadi karo Mowlac iyo Aksartii Shiiq Shaakir ee lasoo aruurshay

gacal

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in dad sheegaynaya xildhibaanno ay ka qaadeen xilka gudoomiyaha Barlamanka Galmudug, waxuuna sheegay Gudoomiye Cali Gacal dadka Meesha laysugu keenay ma ahan Xildhibaanno la aqoonsan yahay waana fowdo dad shacab ah ayaa meesha lagu soo uruuriyey, aad ayaana uga xumahay, xildhibaannadii dhabta ahaa ee reer Galmudugna way joogaan.

Qilalafka Galmudug ayaa ah mid soo noqda horay ayaa waxaa udhacay in Xilka Laga qaaday Madaxwaynaha Galmudug xaaf iyo kudoomiye kuxigeenka Labaad ee Barlamaanka Galmudug Xareed tana waxay lamid tahay taas oo kale lamana oga meesha uu ku dhamaan doono qilaafka soo kala dhex galay Madaxda ugu sareysa Galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.