Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo goobjoog ka ahaa Heshiiskii Madaxda Koonfurta suudaan

farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goob joog ka ahaa heshiis Magaalada Addis Ababa ku dhex maray hogaamiyaasha Koonfurta Sudaan kadib shir aan caadi aheyn oo ay madaxda dowladaha ku bahoobay Urur Gobaleedka IGAD.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.