Daawo:Baydhabo Xidhibaano Koonfur Galbeed oo kasoo horjeestay shirkii Kismaayo

maamul

Xidhibaano Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa waxay kasoo horjeesteen shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada Kismaayo ugu soo dhamaaday, waxayna si buuxda u taageereen dowlada Soomaliya iyagoo sheegay Inuu shirka Baydhabo ku xadgudbay dastuurka shirka Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.