Daawo:Axmed Madoobe oo ka Taliya 5 Kilomatir ayaa Xirirka Ujaray Dowlada Soomaliya

axmed madoobe

Hogaamiye kooxeedka Ka arimaya Gudaha Magaalada Kismayoo ayaa waxuu Golihiisa wasiirada ku Amray inay Gacanta kor utaagaan oo si buuxda ku aqbalaan in xirirka loo Jaro dowlada Soomaliya, Axmed madoobe ayaa Dowlada Soomaliya ku eedeeyey inay abaabushay kacdoonka shacabka Jubbaland kawadaan dalka gudihiisa iyo dibadiisa ee looga soo Horjeedo.

Degmooyinka Jubbaland waxaa kadhacay Bananbax looga soo Horjeedo Axmed madoobe kaas oo ku fashilmay hogaanka Jubbaland waxaayna awoodiisii kusoo ururtay Gudaha Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.