Daawo:Afhayeenka Ismida Puntland oo kasoo Horjeestay Shirkii Kismaayo

puntland

Afhayeenka Ismida Puntland Garaad Cabdulaahi cabdi ayaa kasoo Horjeestay Shirkii Kismaayo ay ku yeesheen madaxda Maamul goboleedyada kasoo ay sheegen inay dowlada Xirirka ugu Jareen , Garaadka ayaa waxuu kaloo ka hadlay Dagaal Beeloodyo kasocda Gobolka Sool isagoo ugu baaqay in lajoojiyo Dagaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.