Madaxwayne Gaas oo dhawaan imaanaya Muqdisho iyo Maamul Goboleedyada Oo ka Carooday

gaas

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Dr Cabdiwali Gaas ayaa waxaa uu dhawaan imaanayaa Magaalo Madaxda Soomaliyeed ee Muqdisho.

Socdaalka Madxawaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa waxuu la Xariira ka qayb galka shirka uu ku dhawaaqay madawaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo looga hadlaayo Dagaal Alshabab looga Sifaynayo deeganada ay ku sugan yihiin.

Socdaalka Madaxwayne Gaas ayaa waxa ka horyimid Madaxda Maamul goboleedyada kale kuwaas oo u arka in Madaxwayne Gaas ka baxay Heshiiskii laysku ogaa ee ahaa in Dowlada Xirirka Loo jarao.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.