Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo ka hadlaya arrimaha looga hadlayo shirka IGAD.

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa waxuu ka hadlaya arrimaha looga hadlayo shirka IGAD kaas oo ka furmaya Dalka Itoobiyha waxaana ka qayb galaya Madaxada Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.